U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baarqab

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Awrka geela loogu daro in uu rimiyo oo aan la rarine baarkiisa qaba.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxa, iyaduna intaa dheerayd loollan xoog leh oo ku saabsan cidda yeedhinaysad-ba sida loo suntayo aayaha ururka sidii la doonaba haloogu taliyee, taas oo ay doobta luleen dhawr baarqab oo uu mid-ba midka kale ka cawaandisan yahay.

”
β€œ

Ururka Salaan-la-yuurur ayaa kolaygiisa ka naqaystay Marduuf daray ah, waxaanay summalka ururka u doorteen oday aan jadiid ahayn oo Siilaanyo lagu naanayso ahaana baarqab hore xilligii geelu oogada u baxay ee Itoobiya Esta lagu horay.

”
β€œ

Awr baarqab ah ayaan ogolayn in geelisa uu soo dhex galo Awr kale marka uu qooqanyahay, hadii uu soo dhexgalana waxa loo yaqaanaa fulay, aan laba xiniiyoodle ahayn, anigu se dibida ma aqaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baarqab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD