U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mergi1

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf MSubg ME5 xar
1

(c.nafl.) Daliigo seedo ah, xoog leh, isu haaya xubnaha nafleyda qaarkood, sida lafdhabarka labadeeda dhinac iyo luqunta.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Afartan sano ayaa ka soo wareegay waqtigaas, hase ahaate weli kama aan sal gaarin afkiinna la yaabka leh oo u eg mergi u jiidma hadba dhankii loo jiido.

”
“

Dastuurkeenii iyo Axdi qarameedyaddii ka horeeyeyna waxay noqdeen mergi hadba meeshii la doono loo jiido.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mergi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD