U gudub nuxurka bogga
SABAAD

asay

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AS4 xar
La Mid AhasaayMagac Dheddig
1

Dhar midab cad ama madow leh oo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto; weer.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haweenka dharkoodu waa asay, hablaha guurkoodu waa kufsi, wax garadka abaalkiisu waa dil, ubadka nac nacoodu waa xabbad, bulshada hadalkeeduna waa reer hebel.

”
“

Madaxweynaha Puntland ayaa shirkii Saxafiyiinta Puntland ka sheegay in dagaaladii Galgala ay ku agoomoobeen caruur yar yar haweenah ay asay ku qaadeen ayna ku dhinteen geesiyaal.

”
“

Marwo Kaltuun, Haddaba munaasibadda maalinta Asay-dhiggeeda, waxay shalay goolal geel ah u qaybisay Ciidamada Qaranka Booliska, Ciidanka Madaxtooyada, Jeelka, Xarunta Agoomaha, Cusbitaalka Guud iyo Cusbitaalka Qaaxada oo dhammaantood xarunta Hargeysa ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
asay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD