U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqoondarnaan

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AQ12 xar
1

Xaaladda qof aan cilmi barani ku suganyahay.

2

Xaaladda uu ku suganyahay qof aan wax qori karin waxna akhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho.

3

aqoondaran.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqoondarnaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD