U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ajnebi

Magac Lab
Xaraf ASubg AJ6 xar
1

Nin aan u dhalan dalka uu joogo; shisheeye.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidaa darteed dadka muslimka ee aan Soomaaliya u dhalan iyagu ajnebi uma yaqaannaan.

”
“

Sarkaalka la dilay ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa madaxda shirkado ajnebi ah oo ku hawlan sidii ay shidaal uga qodi lahaayeen degaannada Puntland.

”
“

Shirkadaha Maxaliga ah oo la isku xidhaa farsama ahaan iyo maliyad ahaanba waa wax aan sii ridneyn oo aay iyaguba awoodi karan uuna baahneyn aqoon iyo maaliyad ajnebi midna.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AJ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ajnebi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD