U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afduuban

Fal Magu (4)
Naxwe-bnaa, -bnayd
Xaraf ASubg AF8 xar
1

Wax la afduubay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Burcadii waan iska difaacnay, waxayna horay u wateen dadkii u afduubnaa, inagu waxaan ka hortagnay in deegaankeenu uu noqdo mid dadka afduuban lagu qarsado" ayuu yiri gudoomiyaha deegaanka Baxdo.

”
“

Laakiin arrimahaas halkan kagama hadli doono, waxaanse ku soo qaadayaa qabyaaladda aynu u afduuban nahay sideedaba halka ay innala marayso.

”
“

Maraakiibta Dagaalka ee Gaashaanbuurta NATO oo badbaadshay Markab Xeebaha Soomaaliya lagu afduuban lahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-bnaa, -bnayd

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afduuban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD