U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adi

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AD3 xar
1

ld adiga. adiga

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adi ma dhihinoo Soomaali ma kasaayi, see ku akhrisay quraalkan?

”
“

Dabinkii cadowgu dhigayna waad ku dhacday adi Dhibtu Soomaali ma dhex yaalo ee wuxuu dhex yaalaa Soomaali wanaaga guud rabta & Soomaali lagu adeegsanayo oo dacaayado raqiis ah loo soo dhiibay.

”
“

Guud ahaan Jaamac iyo Amuun oo wehelinayay Luul iyo Najiib, waxay arrintu ula muuqatay inay Luul iyo Najiib wada qaadayaan heesta “Boqorku waa adi, bilantu waa ani, ballanku waa kii runta ahaayee.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD