U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abaar

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf ASubg AB5 xar
1

Dhibaato ballaaran oo roob la'aani keentay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abaar ka jirta degaanada Puntland Xaalad abaareed oo aad u ba'an ayaa ka jirta deegaanada Puntland taasi oo saameyn xoogan ku yeelatay dad iyo duunyaba kuwaas oo hadda ku sugan xaalad qalafsan.

”
“

Abaar fara ba'an ku haysa gobolada PL Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay abaaro ka jiraan Gobolada Nugaal, Sool, Ceyn Iyo Mudug kadib markii kormeer qaatey muddo 20 cisho ay u dirtay goboladaasi.

”
“

Dalka waxaa heysta abaar, colaad iyo indho-xumo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD