U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aasaasi

Magac Lab
Xaraf ASubg AA7 xar
La Mid AhasaasiMagac Lab
1

.kh A. ah: wax cusub oo bilow ah; wax saldhig ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhiggayga waddamada kale haddii ay waxbarasho aasaasi ah sed u heleen; aniga waxa sahay la iiga dhigay sunta baaruudda iyo siifadda rasaasta.

”
“

Shareecada Islaamka laba shardi oo aasaasi ah ayey u sameysay ruuxa mas'uul noqonayaa sida ku cad suuratu Yusuf: 1) Cilmi (knowledge) oo loola jeedo khibrad, xilkasnim, xikmad, fahmad badan, indha badan iyo waaya aragnimo.

”
“

Sida ay daliiliyaan Culimadda diintu, Allah waxa uu si aasaasi ah u adkeeyay Caqiiddada qofka Muslimka ah, naftiisa, maalkiisa iyo sharaftiisa, kuwaas oo Qur’aanka Munasilka ah, axkaamta iyo axaadiistuba ay aad uga hadleen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aasaasi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD