U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaabi

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf YSubg YA5 xar
1

Ka y.: cid yaab ku abuurid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Somali farabadan ayaa la yaabi doona sida looga gulaysay wadadada ama kuwa sheegtay in ay yihiin maxkamadaha.

”
“

Maahmaahdan, waxaan ula jeedaa haddii aan la kulmi lahaa ninkaa ay gabadhani sidaasi uga cabanayso, waxaa laga yaabi lahaa inuu isna sheegi lahaa waxaa ay sheegtay iyo kaba daranba, balse nasiib wanaag ninkaasi wakhtigaa maxkamadda xaadir kuma ahayn.

”
“

Waayo tusaale ahaan mid yar oo la odhan jiray Tamasgan oo aan anigu la yaabi jiray balaaqinimadiisa iyo kartidiisa, isla markaana golaha dhergiga u qaabilsanaa barabagaandada ayey maalintii dambe dileen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaabi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD