U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiisad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf XSubg XI6 xar
1

Biya ama dabayl si xooggan u socda.

2

Qas iyo qalaanqal xasilloonida degaan wax u dhima.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muran ka tagaan doonyo laga soo qabtey xeebaha PL Waxaa maalmahaan ka taagan Gobolka Bari ee Puntland xiisad ka dhalatay soo qabashada 9 doonyood oo ah kuwa kalluumeysiga oo laga leeyahay dalka Yeman.

”
“

Taasoo ina galisay xiisad weyn oo siyaasadeed oo nabad galyadeenii khatar galisay.

”
“

Xiisad ka taagan degmada Bu'aale Xiisad u dhexeysa koox xoolo dhaqato ah iyo Al-shabaab, ayaa ka taagan degmada Bu'aale ee gobolka Jubada dhexe, sida ay saxaafada u sheegeen waxgarad ku sugan degmadaas oo ay awood badan ku leedahay kooxda Al-shabaab.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiisad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD