U gudub nuxurka bogga
SABAAD

balaayo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA7 xar
La Mid AhbelaayoMagac Dheddig
1

Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaalkani waxay ku soo beegantay xilli askarta madaarku bilaa qori ku ciyaarayso oo balaayo ka baydhsan tahay.

”
“

Markaasay islaantii yaabtay oo ay ku tidhi: “Waar balaayo u xiire orodoo seexo oo shaydaanka iska naar.”

”
“

Markaasay tidhi; “Waar balaayo xiire, shaydaanka iska naar oo aayar seexo.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
balaayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD