U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xarar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto.

2

Naqash.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goobaha sida daran loo weeraray ayaa waxaa ka mid ahaa wadada Folorensa, xafadda Xarar yaale iyo meel u dhaw wadada Jeneral Daa'uud iyada oo la maqlayay daryanka Rasaasta ay is waydaarsanayeen labada dhinac.

”
“

Hayadda CISP oo horay uga shaqaynjirtay Gobalka Galgaduud gaarahaan deganada Ceel Dheer iyo Xarar Dheere ayaa howlaheeda ku kordhisay deganada Dhusamareeb, Guriceel iyo Xerale.

”
“

Is rasaaseyn xalay waqti danbe ka dhacay xaafada Xarar yaale oo ay dadna ku dhinteen dadna ku dhaawacmeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xarar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD