U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xabeeb1

Magac Dheddig
Naxwedaaw.
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Codka dadka oo qeexnaantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kaleGudoomiyiha guddiga abaaraha Dowlada Soomaaliya Xildhibaan Ibraahim Xabeeb Nuur ayaa maanta iska casilay shaqadiisa kadib markii uu tilmaamay in shaqadaasi uu wadi waayay la tashiyona uu kala sameeyay Madaxda sare ee dowladda Soomaaliya.

”
“

Gudoomiyihihii Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxmed Cumar Xabeeb (M.

”
“

Ibraahim Xabeeb Nuur Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta; Xil.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xabeeb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD