Tusaale Dheeraad ah3
“
Xogwarranka Xoghayaha Guud ee QM wuxuu ka aamusay khasaaraha baallaran ee ka dhashay Madaafiicda xaad-dhaafka ee Ciidammada AMISOM uga jawaabayaan weerarrada fallaagada oo 90% aan wax dhibaato ah u geysan Ciidammadaas.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
