U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boowe

Magac Lab
Xaraf BSubg BO5 xar
La Mid AhabbooweMagac Lab
1

Waxa wiil u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar.

2

Erey "walaal" ka dhigan oo kuwa wada dhashay ama xigto ah ama is jeceli isugu yeeraan.

3

Wiil waxa uu u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boowe armaan ka mid nahay ulaha keydka ah ee uu sito Boqol-u-taliyuhu?

”
“

Boowe sidee baa loo fasiraa kuwa yiri Addis ayaannu ku soo tukan ciidda, ayna na tuseen awoodooda inay noqotay in Muqdishi uu General Gebra qabsado isla ciidaasi?

”
“

Maqaallo la xidhhidhaa qormadan: * Infidel Fidel iyo Geeska Afrika - Boowe Maxaa kaaga baxay?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boowe - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD