U gudub nuxurka bogga
SABAAD

walle

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA5 xar
La Mid AhwallaahiMagac Dheddig
1

Dhaar magaca Alle lagu dhaarto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guntii iyo gebo gebadii ayaan la qaba saxiibadayda reer London Ismaciil gadiid, iyo Cabdirizak xuseen balayax, "Walle nin hurdoow hallowday dantaa."

”
“

Waxaan maqlay shirkii la isku dhaariyey inaan dhaartii waxba ka jirin, iyadoo la isku dhaariyey Walle iyo Bille oo aanay ahayn wax ay ku qancaan reer Buuhoodle oo ay ka dhinayd xila furkii.

”
“

Markaas nimanka waashmaanada ee aanu diranay konton Walle Bille iyo kitaab baanu marinay, qaadna waanu u qaadnay, markaa muu jirin jaanis aanu tuugta u banaynay."

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
walle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD