U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadey

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Jaal; saaxiib; rafiiq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saciid Maxamed Raage Wasiirka Dakadaha Puntland ayaa waxa uu sheegey in Markabkan markii uu gubtey uusan wadin wax Shidaal ah oo dajiyay Shidaalkii uu wadey.

”
“

C/raxmaan Maxamed Farole ayaa maanta 30.10.2010 mar kale qaabiley qaar ka mid ah dhakhaatiirta Turkiya ee maalmahan ka wadey hawlaha caafimaad Isbitaalada guud ee magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe.

”
“

Ninkaas macalinka ah ee la dilay ayaa waxa lagu dhuftay Ilaa 3- Xabadood oo kaga dhacay Madax, lama yaqaan ujeedada loo dilay iyada oo ay soo baxayaan warar sheegay inay dileen Kooxo dhalinyaro ah oo mudooyinkan magaalada Bosaaso rabshado ka wadey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD