U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wacdaro

Magac Lab
Xaraf WSubg WA7 xar
1

.w Wax la yaab leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan ku hanweynahay inaynu sidii Senegal wacdaro muujino oo aynu habeen dunida ku yeelano,” ayuu yidhi Sandoon.

”
“

Kaftanka madashu wuxuu ku dacaldhebay in reer Sanaag goobta wacdaro ka dhigeen, buugga Yaasmiin waxa ku saddex ahaa buugaag ay reer Sanaag qoreen, abwaan gobolkaas ah ayaa iyana buraanbur qiimo badan ka dhiibtay goobtaas.

”
“

Yuusuf Aleel Jibriil, Gudoomiye ku xigeen Wer-Wer Adduun Iyo Wacdaro Jacayl, Q:2aad - Sheeko Taxane Ah - Waxa Qoray Cumar Cali Iidle Halkii ayey iska raaceen, markii ay xaafaddii ku dhowdahay ayuu warqaddii u dhiibay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wacdaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD