U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tixan1

Fal Magu (1)
Naxwe-xmay, -xantay; -xmi
Xaraf TSubg TI5 xar
La Mid Ahtaxan1Fal Magu (1)
1

Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho.

2

Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Wariyeyaal booqday goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay inay arkeen qaybo ka mid ah jirka ruuxii qaraxa fuliyay iyo suunkii uu xirnaa oo ay ku tixan yihiin gumacyo loogu talogalay inay qarxaan, balse aan qarxin.

”
“

Waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya mas'uuliyiinta hoos ku tixan oo kala ah: 1. Dr.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-xmay, -xantay; -xmi

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tixan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD