U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tawbad

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA6 xar
La Mid AhtoobadMagac Dheddig
1

U noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Sheekh Xuseen Gaagaale oo sheegay in aysan daneyneynin inay beegsadaan shaqsiyaadkii lasoo shaqeeyay dowladda Federaalka loogana baahan yahay inay ka tawbad keenaan..

”
“

War wiilasha afka duubtay iyo kuwa mooda inay tubtii ku taaganyihiin Alle u tawbad keena.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tawbad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD