U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taan

Fal Gudbe (1)
Naxwe-aamay, -aantay; -aami
Xaraf TSubg TA4 xar
1

Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa taan ka wada dharagsannahay dagaalkii 1977 bartamihiisa ka qarxay Geeska Afrika, oo Gobolka Soomaali Galbeed (Ogaden) ay gacanta Ethiopia kaga baxday wax ka yar lix bilood.

”
“

. Abeesada taan sanqarta iyo tan aammusan, tan aamusan baa la qaatay.

”
“

Taan halkaa ku soo arkay wax laga sheekayn karo ma’aha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-aamay, -aantay; -aami

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD