U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taako

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Cabbiraadda suulka gacanta iyo fardhexaadda oo fidsan u dhexeysa.

2

Wax, wax kale lagu hakiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Axmed inuu iibsadeen qayb ka mid ah badda Somalia, isagoo xusay inaysan iyagu aqbalayn arintaas ayna la dagaalami doonaan dalkii isku daya inuu isticmaalo taako ka mid ah badda Somalia.

”
β€œ

Taliye xigeenka ayaa waxaa la dilay xilli uu ku wajahnaa gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Xaawo-taako ee Degmada Afgooye, iyadoo kooxaha dilkiisa geystay ay baxsadeen.

”
β€œ

Waxaan leeyahay inta dalkeena tuullo ama taako ka maqan tahay doorasho ma dhacayso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taako - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD