U gudub nuxurka bogga
SABAAD

suuro1

Magac Lab
Xaraf SSubg SU5 xar
1

Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa saakay ka dhaqaaqay xerada Laanta-buuro oo bishii hore ay qabsadeen, waxaan u suuro-gashay inay la wareegaan garoonka KM-50 iyo tuulooyin agagaarkiisa ku yaalla," ayuu yiri Jen.

”
“

Ganacsiga : Xaga ganacsiga magaalada ayaa ah mid marwalba siiweynaanaya waxaana suuro galiyey nawaaxiga magaalada oo leh xoola kala duwan ahna meelaha soomaaliya ugu xoolaha badan.

”
“

Waxaana taasi suuro galinaysaa inay habsami u socodka dowladdu ay noqoto mid toos ah oo fiican oo cidkasta wax u qaban karta, wadanka wax u qaban karta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
suuro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD