U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sug1

Magac Lab
Xaraf SSubg SU3 xar
1

Yaraan; guridambays; cirrannuug.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal yara sug aan iska eego in derbiyada lagu naban yahay, caawa waxaan u maleynayaa in uu malakulmowtkeyga soo galay, oo sir badan ayaan bixiyay.

”
“

"Kooxaha kale waxay daawan doonaan canjaladaha ciyaaraheena, waxayna is weydiin doonaan 'bal sug, maxaa halkaas ka dhacaya?'

”
“

Masallan ninka suuqa ka tow-tow leeya ee yidhaahda cidaas ayaa gardarran ee maxaa wax looga qaban waayey waxa la odhan jiray "farasow kacdaada iyo kadladaada isla sug".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD