U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sinji

Magac Lab
Xaraf SSubg SI5 xar
1

Aslalkii hore ee laga soo jeeday.

2

Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Kooxahani kuma saleysno qabiil ama sinji balse waxa ay ku saleysan yihiin dagaan (postcode).

”
“

Sidoo kale waxa uu leeyahay quudhsi, midab-sooc iyo sinji-takoor.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sinji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD