U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shiish1

Magac Lab
Naxwe-shash, m.l
Xaraf SHSubg SHI6 xar
1

Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro.

2

Nishaab; toog.

Tusaale Dheeraad ah2

“

.Rag waxuu kugu bartuu kugu dilaa 76.Rag shir laga ma daayo,adhina shiidh laga ma daayo,lo'na shiish barqo laga ma daayo.

”
“

Kabtankii Mareykanka oo xoog lagu furtay Howlgalku wuxuu ahaa mid isku darsaday dhiirranaan iyo shiish aan caadi aheyn, oo halistiisaba ha lahaadee ugu dambeyntii xaqiijiyey hadafkii ahaa in lasoo badbaadiyo Capt.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-shash, m.l

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shiish - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD