U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shabaabnimo

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHA11 xar
1

Shabaab ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ciidamad KG oo Rag Ku Eedeysan Shabaabnimo Soo Qabtay Ciidamada amniga ee maamaul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shalay hawl-gal ay sameeyeen kusoo qabtay xubno lagu eedeynaayo inay ka tirsanaayeen ururka al-Shabaab, isla markaana sii daayey maxaabiis.

”
“

Dhoobley: Ajaaniib Shabaabnimo Looga Shakisan Yahay oo la Xirey Ciidamada ammaanka ee Jubaland ee magaalada Dhoobleey, ayaa maanta shaaciyay in howlgal ay ciidamada sameeyeen ay ku soo qabteen seddex nin o ajaaniib ahaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shabaabnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD