U gudub nuxurka bogga
SABAAD

senti

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf SSubg SE5 xar
1

Lacag sanuud ah midka ugu qiimo yar; dhururuq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Boqolka senti wixii ka sareeya waxaa la isticmaalaa lacag warqad ah.

”
“

Bil matal, bishii Juun 2001, halkii Euro wuxuu ahaa $0.80 (sideetan senti), hadda (December 30) halkii Euro wuxuu u dhigmaa $1.32.

”
“

Haddaba, Kun shilin waxay u dhigantaa 3 senti oo dollar.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

S · SE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
senti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD