U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saxan1

Magac Lab
Naxwe-nno/suxuun, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.

2

Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Aniga waan taageersanahay, dhamaan xubnaha wasaarada Garsoorka DF aad bay usoo dhaweynayaan hadalkaan oo ah mid saxan isla markaana loo baahan yahay in lagu dhaqaaqo" ayuu yiri Cali Max'ed Yuusuf.

”
“

.Saantii doraataa sari ka hadhaa 86.Saxan saxan ku gud, Saan saan ku gud.

”
“

Qorshaasi hadii ay hirgalaan ayaa waxaa suuragal ah in waxbadan dhanka Amaanka Dalka,gaar ahaan Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho wax iska bedelaan dadkuna ay dareemaan Saxan-saxa Nabadeed.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno/suxuun, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD