U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saqiir1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Ilmo yar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ama sahasho oo sidaad doonto yeel, Saqiir iyo kabiir sanku neeflihii Somaliland siduu ku yidhi.

”
“

Dawladihii KMG ahaa ee lagu soo dhisay Jabuuti (2000) iyo Kenya (2004) waxaa lagu saqiir suujiyay (infanticide) kaalmadii oo loo diiday.

”
“

Waxaa weheliya xaqiiqda ka jirta Soomaaliya ee dadka lagu hayb sooco, tani waa lacib saqiir meelna gaari mayso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saqiir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD