U gudub nuxurka bogga
SABAAD

salaama

Erey Dhawaaq
Xaraf SSubg SA7 xar
1

Erey duco ah oo ka dhigan: "nabad gal!"; nabaaddiino.

Tusaale Dheeraad ah3

“

ayey Somaliland kala soo noqotay Xoriyaddeedii Somaliyadii kale kuna tidhi Maca-Salaama iyada oo Laftimeereed ka daba tuurtay Dagaal Oogayashii Koonfurta.

”
“

Kapchits: Igu salaama saaxiibbadayda oo dhan ayna ka mid yihiin Saciid Samatar, Abdulqaadir Cismaan Faarax, Cabdiraxmaan Faarax ‘Barwaaqo’, Maxamed Maxamuud Xandulle iyo Faatuma Shiikh Cali Jimcale.

”
“

ayey Somaliland kala soo noqotay Xoriyaddeedii Somaliyadii kale kuna tidhi Maca-Salaama iyada oo Laftimeereed ka daba tuurtay Dagaal Oogayashii Siyaasadda Hogganka Somaliland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Erey Dhawaaq (e.d)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
salaama - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD