U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ruuxaan

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RU7 xar
La Mid AhrooxaanMagac Dheddig
1

.u Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale ruuxaan, wuxuu ka gaabsaday inuu faahfaahiyo halka uu ku dambeeyo ruuxii la eryanayay, wuxuuna yiri isagoo xaalada sharaxayay: "Rasaastu markii ay bilaabtay ayaan gudaha u galay xarunteyda ganacsiga mana garan karo sida uu xaalku ku dameeyay".

”
“

"Dagaalku wuxuu ahaa mid aad u xoogan, wuxuuna bilowday markii kooxaha mucaaradku ay wadada u galeen ciidamadan Ethiopian-ka ah oo kasoo gudbay gobolka Bakool kuna jeeday Baydhabo" ayuu yiri ruuxaan xog-ogaalka ah oo diiday inaan magaciisa xusno.

”
“

Inkastoo ruuxaan u hadlay afduubayaasha uusan cadeyn haybtooda, ayaa waxaa jira warar hoose oo sheegaya inay wariyeyaashaas gacanta ku hayaan xubno ka tirsan Ururka Al-shaabab.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ruuxaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD