U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ridan

Fal Magu (1)
Naxwe-dmay, -dantay; -dmi
Xaraf RSubg RI5 xar
1

Xabbad wax la riday noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Golaha guurtiduna ha ogaadee in wixii dalkaa fitno iyo rabash ka dhaca iyo masuuliyadeeda dhabarka u ridan doonaan.

”
“

Bahuko wuxuu sheegya in xoogaga Islaamiyiinta ah ay garabsanayaan kooxda Al-Qaeda ayna yihiin kuwo isku duba-ridan, dhaqaalena ka hela dalalka la dhacsan, taasoo uu ku tilmaamay inay tahay sababta loo adkaan la'yahay.

”
“

Asmaa ayaa waxay ku tidhi, awoowe, aabe wuxuu nooga tegay hanti fara badan, dabadeedna waxay qaadday dhagaxyo quruurux ah oo ay ku ridday meel daaqad oo kale ahayd oo ay ku ridan jirayn lacagaha, waxayna ku duuduubtay maro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-dmay, -dantay; -dmi

Xarafka

R · RI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ridan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD