U gudub nuxurka bogga
SABAAD

quban

Fal Magu (4)
Naxwe-bnaa, -bnayd
Xaraf QSubg QU5 xar
1

Wax la qubay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaad arkaysay raqda iyo lafaha quban ee jid-gooyadu heshay.

”
“

Markay waxoogaa socdeenba waxay arkeen maryo iyo saabaan quban.

”
“

Waxa la wal-waalayay ciddii jilicsan, xaalkuna waa arkaysay raqda iyo lafaha quban ee jid-gooyadu heshay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-bnaa, -bnayd

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD