U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoraa

Magac Lab
Naxwe-aayaal, m.l/dh
Xaraf QSubg QO5 xar
1

Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa in ubadka loo qoraa taariikhda.

”
“

Taariikhda Qoraa Nurudin Farah oo dhameystiran dib ayaan usoo gelinayaa.

”
“

Ninka la yidhaahdo Samuel P. Huntington oo ah qoraa ay dhalashadiisu tahay Maraykan, ayaa sanndkii 1993dii qoray kitaab magaciisa layidhaahdo "Clash of Civilization" Isku dhaca Xadaaradaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aayaal, m.l/dh

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoraa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD