U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qiiro

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QI5 xar
1

Dareen ficiltan ku jira oo dadka ku dhasha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa xafladda lagu xidhay, madaxweynaha oo hadalo qiiro iyo dheerogelin isagu jira ku soo koobay khudbadiisa.

”
“

Waxa sidoo kale qadka telefoonka si toos ah ugala socday Soomaalida degan Atlanta oo runtii si qiiro leh u dareemayey hadalada uu Wasiirka u soo jeedinayey marti sharafta shirka, qadkaas telefoonka ayaa waxa suura galiyey aqoon yahan Mahdi Shakiib.

”
“

Ta ugu dambaysa oo ah heesta qaranka ee ay Soomaalidu si qiiro leh ugu bururto marka la qaadayo, waxa lagu kala sheegaa ilaa saddex qof.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qiiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD