U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarxin

Magac Fal
Xaraf QSubg QA6 xar
1

.dh qarxi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa sidoo kale ay ku balanqaadeen ayay tiri warbixinta Condoleezza Rice inay toogan doonaan cid walba ee qorsheynaysa ka qeybgalka shirkaasi, isla markaana ay qarxin doonto hotelada iyo baabuurta ergada.

”
“

Goobjoogayal ayaa waxay u sheegeen GO in miinada ahayd mid lala gafay gaari nooca ciidamada ah oo isgoyska si xooggan ku maray ka hor intii aysan miinadu la qarxin gaariga waday dadka rayidka ah.

”
“

Bam gacmeedkii aan qarxin ee lagu turay gaadiidkii ra’iisul wasaaraha ayaa la keenay xaruntiisa uu ku leeyahay Mariino.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarxin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD