U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qariib1

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf QSubg QA6 xar
1

Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan arkay inaan meesha ku ahay Qariib, oo aanan joogin dalkaygii Soomaaliya.

”
“

Mudane Maxamed waxa kale oo uu miciin biday sida aanay caqli gal u ahayn in qof qariib ah, oo aanay garanayn madaxda ‘Somaliland’ ugu warrami karaan balse su’aashaas miyaanay ku habboonayn in la waydiiyo madaxda maamulka ‘Somaliland’?

”
“

Iyadoo uu Abuu Dar ku sugan yahay masjidka ayaa waxaa soo ag maray Cali Bin Abii Daalib Allaha ka raalli noqdee, wuxuuna gartay inuu yahay qariib ama marti.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qariib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD