U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarannimo

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QA9 xar
1

Qaran ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa ugu weyn oo midnimada bulsho xoojin karaa, sharaf iyo karaamo qarannimo na u horseedi karaa waa cadalad dhab ah.

”
“

Jihaadka dhabta ah ee ay tahay inay qaadaan kooxaha kasoo horjeeda dawladda waa jihaadka did u heshiisiinta, nabadaynta, dhiig joojinta, macaluul baabi’inta iyo qarannimo soo celinta.

”
“

Aduun iyo aakhiraba waad guulaysanaysaan, maxaa yeelay bulsho burburtay oo 18 sano dagaalo ku jirtay ayaad qarannimo soo celinteeda kaalin weyn ka qaadateen, magaca Soomaali-na korbaad uqaadeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarannimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD