U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qanjo

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
La Mid AhqanjeMagac Lab
1

Cudur ariga ku dhaca oo markiiba dila.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jiiftadii uu Sangub tiriyay, waxaa erayadeedii ka mid aha: “Kud ka deg oo qanjo u durug derin iyo go’ wadatada, Jirikaan dawerisada taandhada ku dooddada waaba looga sii daray.

”
“

Haddaba xalkii ay sheegayeen wadaadada ma waxuu noqday Kud ka guur oo qanjo u guur?

”
“

Mise waxa uu noqon kud ka guur oo qanjo Su’aashaas waxaynu kaga jawaabaynaa su’aalahan is daba yaal ee saddexda ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qanjo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD