U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaniinyo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf QSubg QA8 xar
1

Ilkaha oo si xoog leh wax loogu qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fikirkoodu wuxuu ku dhisanyahay, dawladaha aan Islaamka ku dhaqmin iyo gaalada tageerta waa in lala jihaado “ qaniinyo qaniinjo ayaa kaa fujisa”.

”
“

Isla markii uu yaxaasku Hanook la galay webiga dhexdiisii, ayuu isaguna bahal qaniinyo ah yaxaaska dabadda kaga dhajiyay.

”
“

Wuu garaacaa, oomiyaa, gaajaysiiyaa, geed intuu ku xidho ayuu qudhaanjo ama shinni ku cariyaa, dabadeedna qaniinyo ayey diirka iyo cadka kaga siibtaa, milic intuu ku miigeeyo ayaa raran, oon iyo diihaal naftu uga baxdaa ama uu la suuxaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaniinyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD