U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nusqaan1

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NU7 xar
La Mid Ahnuqsaan1Magac Dheddig
1

.kh N. ah: wax aan dhammayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma ogtahay hal qof oo Somali ah oo kaa dhinta inay nusqaan ku tahay qaranka iyo shacabkaba?

”
“

Haddii uu qofku gartay inuu qashinka soo gaadhsiiyo goobta ay yaalan haamaha qashinku, waxay ila tahay inay nusqaan ku tahay inuu qashinka ku daadiyo haanta hareeraheeda.

”
“

Waxa horyaalla gidaar weyn oo nusqaan, xaqiraad, bahdil, quudhsi iyo karantiimayn ku dhisan oo aan u oggolaanayn inay bulshada caadiga ah ka mid noqdaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nusqaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD