U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nuglaan

Magac Fal
Xaraf NSubg NU7 xar
1

.dh nugul2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Amar kale oo ah in xiliyada Salaada aan cidna lagu arki karin wadooyinka ayaa ka soo baxay Al-Shabaab, iyadoo cidii u dhega nuglaan weyda awaamiirtaasi laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan waa sida ay sheegeen Al-Shabaab.

”
“

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa fariin u diray bahda caafimaadka, isagoo xusay in shaqaalaha caafimaadku yihiin kuwa kaliya ee u nuglaan kara cudurkaa, loogana baahanyahay inay sameeyaan taxadar dheeriya oo ku aadan cudurkan HIV/AIDS.

”
“

Waddaniga Soomaaliyeed waa inuusan u nuglaan waswaaska iyo tashwiishka ku socdo Dawladda oo haatan tabar-yari mooyee aan talo-xumo ku sifoobin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

N · NU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nuglaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD