U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nasiibxumo

Magac Dheddig
Xaraf NSubg NA10 xar
La Mid AhnasiibdarroMagac Dheddig
1

Nasiib wacan la'aan.

2

Dhibaato; mushkilad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nasiibxumo dadkaasi waxay ku hoos jiraan bulsho weynta qarriban.

”
“

Nasiibxumo dad ayey sidaas la tahay.

”
“

"Ma jirto khasaare na gaaray, mana garanayn kuwa weerarka soo qaaday inay wax khasaaro gaareen iyo in kale, waxaase nasiibxumo ah in dagaalkan lagu soo beegay iyadoo heshiis xabadjoojin ah lagu gaaray dalka Jabuuti" ayuu yiri Behuko.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nasiibxumo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD