U gudub nuxurka bogga
SABAAD

murtad

Magac Lab
Naxwe-diin, m.dh
Xaraf MSubg MU6 xar
1

(dii.) Qof muslim ahaa oo diinta Islaamka ka baxay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Horta aan iskaa baro, haddii aad su’aal i weyddiisidna murtad baad noqoneysaa, oo dhiiggaagaa xalaal ii noqonaya.

”
“

Al-shabaab ayaa lagu tilmaamaa koox ku adag mowqifkooda, isla markaana u arkan qofkii aan taageersanayn mid ka baxay diinta Islaamka 'Murtad', waxayna gacanta ku hayaan inta badan gobolada koonfureed ee Somalia.

”
“

"Waxba isma dhammaan C/llaahi Yuusuf iyo Nuur Cadde waayo waa laba murtad oo u adeegaya cadowga Islaamka" ayuu sii raaciyay Abuu Zubeyr oo tilmaamay in isbadalada ku yimid Dowladda Federaalka ay ka danbeeyeen shisheeye.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-diin, m.dh

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
murtad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD