U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mowjad

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MO6 xar
La Mid Ahmawjad1Magac Dheddig
1

Dhaqdhaqaaqa biyuhu sameeyaan marka ay dabeeshu ku dhacdo.

2

Qulqul baahsan, xiriir ah oo ay samayso korontadu marka hawada lagu sii daayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrimahaa markaan eegay waxa ii muuqday, inay jirtay mowjad soo socotay, oo aan ikhtiyaar ogoleyni inay cid walba dhufatay wax talo ahna aan la isweydiinba.

”
“

Mowjad ama Hirr waa biyaha Badda marka ee kacsantahay. mowjada badda waa wax normal ah, laakiin kuwo waxaa jiro sida Tsunamiga oo kale oo dadka baabi'naayo.

”
“

Tsunami waxaa la dhahaa Hirr ama Mowjad aad u weyn oo biyaha badda hoostooda ka soo kaco, waa marka oo Dhulgariir badda ka dhaco.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mowjad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD