U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mawjad1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Dhaqdhaqaaqa biyuhu sameeyaan marka ay dabeeshu ku dhacdo.

2

Qulqul baahsan, xiriir ah oo ay samayso korontadu marka hawada lagu sii daayo.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Raadyow maqalloocshe ayaa dhawaan mawjad cusub ka furay Hargeysa, mawjaddaas oo la yidhaa Fa,Na.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mawjad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD