U gudub nuxurka bogga
SABAAD

minyaro

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MI7 xar
1

Naago nin wada qabo tan ugu guur dambeysay.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Iyaga oo fadhiya oo aan wali quraacdii loo soo dhigin ayuu wacays yidhi, “ Aabbo gabadha bal iiga faaloo” Bilis “waa gabadh aad quruxdeeda u qushuucayso aragtida ugu horreysa ayaa ku deeqaysa oo adaaba minyaro ka dhigan lahaa”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
minyaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD