U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hir1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf HSubg HI3 xar
1

Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco.

3

Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Muddo kooban ayaa Somaliland hir gelinaysay distoorka wadanka iyada oo si habsami ah loogu xigsiiyey dhisitaanka hanaanka asxaabta badan ee u tartamaayey doorashooyinkii dawladaha hoose iyo dhamaystirkii doorashada hogaanka madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.

”
“

Golaha ayaa ugu horey ugu baaqay dowladda KMG ah ee Somalia inay hir geliso wada hadallo sal balaaran oo ay dhinacyo badan ka qeyb galaan, si loogu guuleysto xasilooni kusoo dabbaalidda dalka Somalia iyo dib u heshiisiinta.

”
“

. Hogaamiye- In isbedal maamul uu dalka ka hir galo, iyadoo uu hogaaminiyo hogaamiye waayo aragnimo maamul oo ballaaran iyo aqoon sare u leh; Dhaqaalaha, Xiriirka Caalamiga, Arrimaha Bulshada,aqoonta dhaqanka iyo deegaanka dalka iyo dadka uu maamulayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD